Xuutiga Oo Dhuulka Soo Dhigay Diyaaradii Ugu Halista Badnayd Mareykanka & Xogta Duqeynta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 апр 2025
  • Xuutiga Oo Dhuulka Soo Dhigay Diyaaradii Ugu Halista Badnayd Mareykanka & Xogta Duqeynta
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 25

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 3 дня назад +1

    ALLAHA GARGAARO XUUTIGA OO XAQ UDIRIRKA REER FALASTIIN U HIILINAYA.MAREIKAANKA OO ISNA SI GARDARO AH UGU HILINAYA ISRAIL DEE MAXAA KA GAAREY.WLHI ALLAH FADLIGIISA WAY WADA CUUNEEN XUUTIGU DAYAARADIHII MAREIKAANKU U KU FAANAYEY.ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA LILLAHI XAMDI MASHAALLAH ALLAH AYA MAHADA ISKA LEE

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 3 дня назад

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR MASHAALLAH GUUL IYO GOBANIMO INCHAALLAH YEMEEN IYO FALASTIIN.

  • @Xusenmaxamad-g2z
    @Xusenmaxamad-g2z 4 дня назад +3

    Haa way weari Kartaa israil waxaa daba taagan maraykanka

  • @sahrociise
    @sahrociise 4 дня назад

    Allzaah jabeyo markanka❤❤

  • @warkamadaxdiisa
    @warkamadaxdiisa 4 дня назад +1

    haawaaweerareeysaa israaiil turkiga waayoislaamka wabaumarko waayo waxxanuujiyah ma.rag

  • @alimude9332
    @alimude9332 4 дня назад +1

    Maya awood umalaha werar uu kuqaadho turkiga sabab Turki maaha falastin Americana wuxuu kufuran xiisadha badhan

  • @yassinmohamed1039
    @yassinmohamed1039 4 дня назад

    Guul turkiga taageerada dawladaha islamka qaasahaan falastiin iyo suuriya.

  • @user-we1xn6vx8m
    @user-we1xn6vx8m 4 дня назад

    TURKIGA WAA FULAY MATAABAN KARO YAHUUDA SAWABTOO AH AMERIKAANKA AYAA LACAG KUSIIYAA ASAGA IYO MASAR

  • @abdalkaderaoes1404
    @abdalkaderaoes1404 4 дня назад

    Afkasobax ayuwadaa israiill ma awodikarto turkiya asiga iyo mareykanka xataa ma awodan marka yey waqtiga kudhumaan awooda turkiga xataa sedax wadanka Neto katirsan ayuku adaa turki guuuull

  • @BayleWali-ov9nb
    @BayleWali-ov9nb 4 дня назад

    labasano baalaxasuuqayaa falistiin xuuti oo aad ugafog baa iilisay iyo iraan afbeena mooyee labadaasano turki halmaalin macaawin falistiin soomaalidu waa dad aduunka kadanbeeya kunsano macaa kuwooda waxbarta dhanhabaaran bayleeyihiin oo qofka dadka uguxun baytaageraan

  • @maxamedfarax3317
    @maxamedfarax3317 4 дня назад

    Muslims ayaa guleseneso oo Alaa dhahay kitaabka firi

  • @mohamedabakar7608
    @mohamedabakar7608 4 дня назад

    Way werari wayo gadaal balagajira

  • @MohamoudHassan-f9z
    @MohamoudHassan-f9z 4 дня назад

    Israsiil. Maya ma weerari karto Turkiga.

  • @BayleWali-ov9nb
    @BayleWali-ov9nb 4 дня назад

    turkiwadankanaga khayaano buukujoogaa iyo boob wakaas badayadii leh itoopiya waa inaadkawada hadashaan ooweliba hadana usaxiixaya in itoopiya qaar qaadato bafayada hada ogoow oo badkiliya maahan ee berigiina waa inlasiiyo marka somaaliyeey turki waafdaalin cunsuri ah aan waxba nooqaban ee hantideena boobaaya

  • @mohamedabakar7608
    @mohamedabakar7608 4 дня назад

    Markilagasolabto qasa yaakuxiga turkiga

  • @maxamedfarax3317
    @maxamedfarax3317 4 дня назад

    Waxaa lajooga waqtigii ale yiri

  • @MohamednorNaqabe
    @MohamednorNaqabe 4 дня назад

    Israil Maweraridonta Turkiga Wasaxib Marekan Yahudana Marekan Laantis Digalmagalikarto

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 4 дня назад

    Yuhuudu ma weerari karto turkiga maxA yeeley waxey ka baqeysaa nidaam difaaceedka turkiga iyo drones ka

  • @MohamednoorAbdi-sz7wg
    @MohamednoorAbdi-sz7wg 4 дня назад

    Maya turkiga waa halis laga cabsoda

  • @SulkhaNuura
    @SulkhaNuura 11 часов назад

    Asc waa noocaa halkaa ka wad

  • @NuurXasan-r3u
    @NuurXasan-r3u 4 дня назад

    انشا اللھ نھاية اسرائيل

  • @CabdiMaxamuud-n5s
    @CabdiMaxamuud-n5s 4 дня назад

    Maweerari.karto.waayo.dab...ayaa.meel.walba.kagafurmaaya.markaa.inuusi.dadban.uga.fal.celiyo..mooyee.ma.awoodi.kao

  • @elmio764
    @elmio764 4 дня назад

    Noooo

  • @Xusenmaxamad-g2z
    @Xusenmaxamad-g2z 4 дня назад

    Waxaa lala dagaalami diinta muslimka

  • @BayleWali-ov9nb
    @BayleWali-ov9nb 4 дня назад

    been baad sheegaysaa ee dadka kadaa beenta turki weligi yuhuud halhabeen lamaciloobin